Go’aan cusub oo saameyn leh oo laga soo saaray askarta Shacabka disha ee haddana baxsata

Muddooyinkii dambe waxaa soo badanayay ciidanka katirsan dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa booliiska oo inta dad shacab ah dilaan haddana goobta ay dilka ka geestaan si fudud uga baxsada. Taliyaha ciidanka booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, Macalin Mahdi Cumar ayaa sheegay in ay soo badanayaan askarta dilka geesata haddana goobta ka baxsada iyaga oo … Continue reading Go’aan cusub oo saameyn leh oo laga soo saaray askarta Shacabka disha ee haddana baxsata